cashatebiQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld cashatab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cashatabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:Hal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajab¹.Hal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, catajab², catajebi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0