caskari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld askari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

askari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (askar, m.dh; askaro, m.l) 1. Qof ciidanka dagaallama ka mid ah, welina aan xiddigo iyo alifyo midna la siin; dable. 2. Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigaba ha lahaado). ld askar, caskari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur