askari
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (askar, m.dh; askaro, m.l) 1. Qof ciidanka dagaallama ka mid ah, welina aan xiddigo iyo alifyo midna la siin; dable. 2. Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigaba ha lahaado). ld askar, caskari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

