casmali

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. C: ah: shaah aan caano lagu darin; bigays.
  2. Tarbuush guduudan.

c

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ca') Xarafka saddexaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.

bigays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Shaah aan caano lahayn; rinji. 2. ld bigayn.