catiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah. 2. ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.
  2. 1. Sariir catiir ku samayn. 2. Xarig caw ka samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caddiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. ld catiir (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur