catiiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg catiir². ld catiiris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
catiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah. 2. ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.1. Sariir catiir ku samayn. 2. Xarig caw ka samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
catiirisQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg catiir². ld catiirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0