caweyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cawee. ld caweys (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cawee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Macnaha:

  1. Habeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaafin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur