caweys
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo habeenkii lagu so jeedo. 2. (-syo, m.dh) Baar muusiga laga tumo oo habeenkii dhallintu ku soo jeeddo. 3. ld caweyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

