caweysimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caweysin².

caweysin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Habeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo.
  2. Habeenka gelinkiisa hore soo jeedid.