caweysinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Habeenka gelinkiisa hore. ld caweysimo.Habeenka gelinkiisa hore soo jeedid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
caweysimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld caweysin¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0