cayaari
Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Macnaha:
- Garangar yar oo inta xarig laga dhexdudisiyo, waxyaalaha culus lagu shubashubeeyo; khafyad. ld ciyaari¹.
- Wax ciyaar ku madaddaalin. ld ciyaari².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

