cayaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cayaar². ld ciyaarid.

cayaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtiga isku dhaafiyaan. 2. Fal, jaan iyo jiib leh oo ay dhallinyaradu habeenkii waqtiga iskudhaafiyaan. 3. Tartan kubbad, orod iwm. 4. Kaftan aan run ahayn. ld ciyaar¹.
  2. 1. Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin. 2. Fal, jaan iyo jiib leh habeen waqti isku dhaafin. 3. Tartan kubbad, orod iwm. ka qaybqaadasho. 4. Kaftan dhihid.

ciyaarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cayaarid.