shax
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro. 2. Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin. 3. Jadwal.
- Shax cayaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

