cayaarsiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cayaarsii. ld cayaarsiis, ciyaarsiin, ciyaarsiis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cayaarsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Wax ciyaar ku madaddaalin. 2. Qof tababbarid (askaro). ld ciyaarsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cayaarsiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cayaarsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciyaarsiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cayaarsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciyaarsiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cayaarsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur