dabbaaldeg
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-gyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo. 2. Cayaaro iyo waxyaalo kale oo farax lagu muujiyo oo loola jeedo maalin taariikh weyn leh oo la xuso.
- 1. Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid. 2. Fardo ku damaashaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

