cayriin

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. ld ceeriin.

ceeriin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Miro, hilib iwm oo aan bislaan. ld cayriin, qayriin, qeeriin.