cayuumaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cayuumayso. ld cayuumaysad, cayuumaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cayuumayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Cid eegmo wax ku yeelid; cawrin; ilayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cayuumaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cayuumaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cayuumaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cayuumaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur