cayuumayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Cid eegmo wax ku yeelid; cawrin; ilayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ilayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ilee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur