ceeb

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Sharaf darro ka timaada fal ama hadal anshaxdarro ah oo qof ku kaco. ld ceebaal.

ceebaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ceeb.