cawroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Oogada dadka inta la qarsho; foolxuumo; ceeb.1. Inkaar. 2. Il, cawri. 3. Xin, kuuni, xasdi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ceebQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Sharaf darro ka timaada fal ama hadal anshaxdarro ah oo qof ku kaco. ld ceebaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
inkaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhibaato qof Ilaah looga baryo in ay ku dhacdo.Dhibaato Ilaah cid uga baryid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0