ceelyeelad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. C. ah: xoolo ceel aada iyadoon cidi wadin. 2. ld ceelyeelasho.

ceelyeelasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ceelyeelo. ld ceelyeelad (2).