ceelyeelasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ceelyeelo. ld ceelyeelad (2).

ceelyeelo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-eeshay, -eelatay)

Macnaha:

  1. Xoolo iyadoon cidi wadin ceel aadid.