ceeryaan
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Dhado iyo ciiro isku jira. ld ceeryaamo, ciiryaamo, ciiryaan.
- (fiis.) Cuf dhibco biyood ah oo ku jira lakabyada hoose ee gibilka, waxaana u sabab ah uumibiyoodka biyaha isugu rogaya hawada dhexdeeda, taas oo keenta aragtida oo si dhexdhexaaha u yaraata.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

