ceeryaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhado iyo ciiro isku jira. ld ceeryaamo, ciiryaamo, ciiryaan.(fiis.) Cuf dhibco biyood ah oo ku jira lakabyada hoose ee gibilka, waxaana u sabab ah uumibiyoodka biyaha isugu rogaya hawada dhexdeeda, taas oo keenta aragtida oo si dhexdhexaaha u yaraata.