ceshiimeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ceshiimeyso. ld ceshiimeysad, ceshiimeysi, ceshiineysasho, cishiim

ceshiimeyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax dad ka dhexeeya si gaar ah uga faa'iideysasho. ld ceshiineyso, cishiimeyso, cishiineyso.

ceshiimeysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ceshiimeysasho.

ceshiimeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ceshiimaysasho.

ceshiineysasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ceshiimaysasho.