ceshiimeyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax dad ka dhexeeya si gaar ah uga faa'iideysasho. ld ceshiineyso, cishiimeyso, cishiineyso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ceshiineyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld ceshiimeyso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cishiineyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld ceshiimayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur