ceshiimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hanti la dhacay ama luntay oo ciddii lahayd loo celinayo. 2. Si gaar ah uga faa'iideysashada wax dad ka dhexeeya. ld ceshiino, cishiino.