ceshinoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld ceshiimo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ceshiimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hanti la dhacay ama luntay oo ciddii lahayd loo celinayo. 2. Si gaar ah uga faa'iideysashada wax dad ka dhexeeya. ld ceshiino, cishiino.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0