ceyntaari

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Nafley aad u eryid. 2. (f.mg) Ku c.: gaadiid wax rarkiisa ka badan saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur