Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg ceyntaari. ld ceyntaaris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. (f.g) Nafley aad u eryid. 2. (f.mg) Ku c.: gaadiid wax rarkiisa ka badan saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur