cicin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc cawska biyaha dhexdooda ka baxa ka mid ah oo leh laamo dhaadheer oo jiljilicsan oo daashashka lagu dedo. ld dicin.

dicin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cicin.