dicinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cicin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cicinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc cawska biyaha dhexdooda ka baxa ka mid ah oo leh laamo dhaadheer oo jiljilicsan oo daashashka lagu dedo. ld dicin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0