cidaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do ml.)

Macnaha:

  1. Meyrax jilcan, si gaar ah loo farsameeyey oo weelasha la culay lagu nadiifiyo.