ciddabbax

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. C. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddabbax¹.
  2. Haweeney la furay ama laga dhintay ciddo dhameysasho. ld cuddabax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cuddabbax

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. ld ciddabbax¹.
  2. ld ciddabbax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur