cuddabbaxQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:ld ciddabbax¹.ld ciddabbax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ciddabbaxQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:C. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddabbax¹.Haweeney la furay ama laga dhintay ciddo dhameysasho. ld cuddabax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0