ciddijiidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cagajiid¹.ld cagajiid².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cagajiidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Socod aayar ah oo wahsi ku jiro. 2. C. ah: si aan caddaan ahayn u diidid wax loo diray. 3. ld cagajiidid. ld ciddijiid¹.Wax si cagajiidnimo ah u samayn. ld ciddijiid².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0