cagajiid
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Socod aayar ah oo wahsi ku jiro. 2. C. ah: si aan caddaan ahayn u diidid wax loo diray. 3. ld cagajiidid. ld ciddijiid¹.
- Wax si cagajiidnimo ah u samayn. ld ciddijiid².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

