cidhib
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-dhbo, m.l)
Macnaha:
- ld cirib.
- (c.nafl.) Dalool liilsami kara oo carjaw ah, kaas oo ku dheggan gidaarka dalqada ee u dhow salka carrabka naasleyda. Mar wax la liqayo wuxuu daboolaa hunguricadka si aanay cuntadu u gelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

