cirifQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-fyo, m.dh)Macnaha:Geeska ugu dambeeya ee ay ku dhammato meel ama shay. ld cidhf.