ugaarQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Nafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm.Ugaar dilasho (qof). ld ugaarso.