duurjoogQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld cidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfiga u leh. 2. Dhammaan xaywaanka aan ladhaqan (saynis).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cidla'joogQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Ugaar. ld duurjoog (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0