cidlo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cidla'
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cidla'

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Meel aan cidna degganeyn ama joogin. ld cidlo.