Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg cifo. ld cifid, cigasho, cigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-ftay, -fatay)
Macnaha:
Hanti luntay ama baabba'day beddelkooda helid. ld cif, cig, cigo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur