cifo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ftay, -fatay)

Macnaha:

  1. Hanti luntay ama baabba'day beddelkooda helid. ld cif, cig, cigo.

cif

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-fan, -fatan)

Macnaha:

  1. ld cifo.

cig

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Macnaha:

  1. ld cifo.

cigo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. ld cifo.