ciidanxumi
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Xaaladda uu ku suganyahay qof aan ciidan ku filan haysan. 2. Xaaladda uu ku suganyahay qof ciidan tayo fiican aan haysan. ld ciidanxumaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

