Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg ciidanxun. ld ciidanxumaansho, ciidanxumi, ciidanxumo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-umaa, -umayd)
Macnaha:
1. Cid aan ciidan ku filan haysan ahaansho. 2. Qof aan ciidan geli karin ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur