ciidanxun

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Macnaha:

  1. 1. Cid aan ciidan ku filan haysan ahaansho. 2. Qof aan ciidan geli karin ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur