ciidmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ciidan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ciidanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata. 2. (-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka. 3. (e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.U c.: qof, cid u gargaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0