ciidan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata. 2. (-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka. 3. (e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.
- U c.: qof, cid u gargaarid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha: