ciddiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-iyo ml.)Macnaha:1. Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare. 2. Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.